Xasuuq cusub oo ka dhacay dalka Itoobiya iyo Ra’isul Wasaare Abiy oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Oromiya ayaa ku waramaya in deegaano katirsan gobolkaasi ka dhaceen xasuuq dad badan oo shacab ah oo ka kasoo jeeda Amxaarada loo geestay. Weerarkan oo ka dhacay shalay deegaano hoostaga degmada Hawa Gellan ee gobolka Oromiya ayaa lagu beegsaday dad kasoo jeeda qowmiyada Amxaaraada, waxaana weerarkan la … Continue reading Xasuuq cusub oo ka dhacay dalka Itoobiya iyo Ra’isul Wasaare Abiy oo ka hadlay